Xaaladda guud ee Galmudug oo weli is jiid jiid ku jirto ayaan la ogeyn sida xal looga gaari karo khilaafka ka taagan dhismaha maamulkaasi oo la doonayo inuu noqdo mid loo dhan yahay.