29.9 C
Mogadishu
Thursday, April 30, 2026

Xildhibaan Gaarane: Natiijo aan weli la arag ha ku bishaareystaan shacabka

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Maxamuud Cali Gaarane oo ka mid ah xildhibaanada ayaa goor dhow Warbaahinta u xaqiijiyay in aysan jirin wax mooshin oo la qeybiyey.

Xildhibaanka oo arrintaasi ka hadlaayay ayaa waxa uu yiri “Waa in marka hore la furaa shirka, aayado Qur’aan ah la akhriyaa, kadib ayaa mooshinka la qeybiyaa, intaasina ma aysan dhicin”

Sidoo kale, Xildhibaanka Wuxuu qirey in ay jiraan waraaqo ay qeybiyeen xildhibaano kale, balse la jeex-jeexay, isagoona Cadeeyay in Buuq iyo sawaxa uu ka dhex taagan yahay kulanka.

Mar wax laga weeydiiyey waxa kasoo bixi kara kulanka baarlamaanka, ayaa waxa uu sheegey in aysan jirin wax kasoo bixi kara in aysan jirin

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News