25 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

Xildhibaanada beelaha Hawiye oo soo saaray go’aan ka kooban shan qodob

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaanada Beelaha Hawiye ugu jira baarlamanka Soomaaliya ayaa shir ku yeeshay magaalada Muqdisho, kaasi oo ay kaga hadlayeen xaaladda dalka.

Waxyaabaha xildhibaanada beelaha Hawiye ay si gaar ah uga hadleen, ayna bayaanka kasoo saareen waxaa ka mid ahaa, colaadda gobolka Gal-Gaduud, shirka Dhuuso-Mareeb iyo dhismaha maamulka gobollada Hiiraan, Shabeelaha Dhexe iyo Banaadir.

Hoos ka aqriso bayaanka oo ka kooban shan qodob.

bayaan

- Advertisement -

Read more

Local News