Muqdisho (Caasimada Online) – Sawir gacmeed cusub oo uu sameeyey Amiin Caamir, ayaa hogaamiyaha kooxda Damu-Jadiid iyo ninka uu Xasan Sheekh dhageysto, Faarax Cabdul Qaadir waxa uu ku muujinayaa in kooxdiisa haysata talada dalka Soomaaliya ay isku kalsoon tahay inaan Xasan Sheekh la ridin, haddii la ridana uu ku beddeli doono Wasiirka amniga Cabdikariim Guuleed>
Daawo: Jaamac oo xog ka bixiyay fadeexada Danab, “Rag waaweyn ayaa ku lug leh”
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay fadeexadda musuq-maasuq ee hareysay taliska ciidanka Danab.
Wasiir...