26.9 C
Mogadishu
Monday, November 17, 2025

Video: Amiin Camir oo hees farshaxan qosol leh ka sameeyey Xasan & C/Weli

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Farshaxamiiste Amiin Caamir ayaa muuqaal ciyaareed farshaxan ah aadna u qosol badan saaray heesta “dhac dhac waa kaa dhammaatayee” ee uu qaado fanaanka Saalim Saciid Saalim.

Heeskan ayaa waxaa ku dhex ciyaaraya madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Cabdi Weli Sheekh, waxaana ay ka tarjumeysaa khilaafka xooggan ee ka dhex oogan labad nin.

Halkan ka daawo.

- Advertisement -

Read more

Local News