32.9 C
Mogadishu
Thursday, April 30, 2026

DHAGEYSO: Xildhibaan Cabdi Barre oo shaaciyey arrin cusub oo shirqool ah

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)- Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf  oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee taageersan R/W Cabdi Weli, ayaa ka hadlay  waxa ka dhacay xarunta golaha shacabka.

Xildhibaanka ayaa sheegay in mooshinka la doonayay in xildhibaanada loo qeybiyo si hoose loogu soo qeybiyay xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ee taageersan madaxweynaha, taasina ay tahay shirqool.

Xildhibaanka ayaa sheegay in sidoo kale loo diidayay wariyaasha inay gudaha u galaan golaha Shacabka, isagoo u sababeeyay in la diidayo inay ogaadaan waxa ka socda goobta xildhibaanada ay ku shirayaan.

Cabdi Barre, ayaa sheegay in xarunta baarlamaanka Soomaaliya ay buuxaan warqado badan oo lagu jeexjeexau xarunta golaha shacabka dhexdeeda.

Halkan ka dhageyso xildhibaan Cabdi Barre.

Caasimada Online
Xafiiska Wararka Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News