28 C
Mogadishu
Thursday, April 30, 2026

SAWIR CAJIIB ah: R/W Cumar C/rashiiid Cali “Wallee cayaar waa gelin dambe”

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Farshaxamiiste Amiin Caamir, ayaa sawir gacmeed cajiib ah ka sammeeyey dhaarintii Cumar Cabdirashiid Cali Sharaamrke ee ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya.

Amiin Caamir oo inta badan sawiradiisa ku cabira xog muhiim ah oo uu helo, waxa uu muujiyey damaca madaxweyne Xasan Sheekh ee ah inuu Cumar Cabdirashiid ka yeesho sida ay isaga iyo kooxdiisa Damu-Jadiid doonayaan iyo ujeedka Cumar ee ah in mar un la ansixiyo kadibna uu lasoo bixi doono siyaasadiisa dhabta ah.

Halkan hoose ka arag sawirka Amiin Caamir

25_DEC_2014

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News