Muqdisho (Caasimada Online) – Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadka ee idaacadda VOA, ayaa waxaa looga hadlay magacaabista R/W Cumar Cabdirashiid Sharmaarke, waxa uu qaban karo, iyo sida looga fogaan karo ismaandhaaf ka dhex dhasha isaga iyo madaxweynaha.
Waxaa barnaamijka ka qeyb galay Nuur Xasa Xuseen (Cadde), Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) oo labaduba Ra’iisal Wasaareyaal ka soo noqday xukuumadihii kmg ee Somalia, iyo waliba Prof. Afyare Cabdi Cilmi oo bare ka ah Jaamacadda Qatar.
Labada ra’iisul wasaare ee horey iyo Afyare, ayaa tallooyin muhiim ah usoo jeediyey Cumar Cabdrashiid, kuwaas oo haddii uu qaato guul weyn u horseedi kara.
Halkan ka dhageyso Barnaamijka oo dhan
Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]