Tv-ga Caalamiga ah ee Al-Jazeera ayaa warbixin qurux badan ka diyaariyay isbadalka ka dhacay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho iyo sida ay maanta tahay.
Muuqaalkani oo ah midkii ugu dambeeyay ee laga soo duubo Magaalada Muqdisho ayaa ku tusinaya isbadalka xoogan ee ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo sida jawiga maanta ay tahay magaalado oo si weyn isku badashay ee nala daawo muuqaalkani.

