25.8 C
Mogadishu
Friday, November 14, 2025

DAAWO SAWIRRADA SHIRKA DOOLOW

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa heer gabagabo ku dhow shirka ka soconayo degmada Doolow kaasi oo ay Ergooyinku ku xulanayaan Xildhibaanada Baarlamaanka Jubba.

Shirka ayaa la filayaa in maalmaha soo socda uu soo idlaado, iyadoo wafdiga oo ay la socdaan odayaal dhaqameed u ambabaxaan magaalada Kismaayo si loo guda galo dhismaha baarlamaanka Jubaland oo iminka gabagabo maraaya.

Qorshaha dhismaha baarlamaanka Jubaland oo ay ahayd in bishan la soo afmeero ayaa sida muuqata dib u dhacay iyadoo la filayo in Bisha Seddaxaad howsha dhismaha Baarlamaanku dhinac u dhici doono.

Waxaa jira tiro Odayaal ka gadooday hanaanka loo soo xulaayo Xildhibaanada Maamulka kuwaasi oo ku biiray shirka ka socda Gedo oo looga soo horjeedo kan Jubba.

Dhanka kale, DF Somalia iyo Beesha Caalamka ayaa bogaadiyay Nidaamka lagu soo xulaayo Xildhibaanada, iyadoona xulis kadib la filaayo inay ka talo bixiyaan.
1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11

12

13

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News