Magaalo Madaxda Caasimadda ee Muqdisho waa magaalo ay wax badan iska badaleyn Sanadihii u dambeeyay, ayadoo magaaladu ay ku talaabsaneyso horumar dhinacyo badan leh oo si xowli ah u soconaya.
Hadaba nala daawo Muuqaalkii u dambeeyay ee laga soo qaaday Magaalada Muqdisho & Isbadalka xoogan ee ka jira magaalada.
HALKAAN KA DAAWO: