27.2 C
Mogadishu
Wednesday, June 25, 2025

Video: Isbitalka casriga ee Shiikh Zayid ee Xamar

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Isbitaalkaan oo magaalada Muqdisho laga furay bishii June ee sanadkan ayaa waxaa maalgeliyay Dowladda Isutaga Imaaraadka Carabta, waxaana Isbitaalkaan loogu magac daray Sheikh Zayed Bin Sultan Al-Nahyan oo Madaxweynihii hore ee Imaaraadka.

Isbitaalka ayaa waxaa adeegyo kala duwan ka hela boqolaal qof, waxaana sidoo kale qaliino looga fuliyaa dad fara badan.

- Advertisement -

Read more

Local News