29.4 C
Mogadishu
Saturday, April 18, 2026

ISIS soo bandhigtay sawirro dunida ka yaabiyey

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Maleeshiyaadka Daacish ayaa ku kacay fal argagax badan kaasi oo lagu silciyay 2 dhalinyaro oo lagu eedeeyay inay sameeyen xadgudub.

Labadaani nin ayaa lagu soo eedeeyay in ay ahaayeen laga-roonayaal ka dhaxeeyay xiriir jinsi, waxaana qabashadooda suuragaliyay basaasiinta Daacish.

Labadan dhalinyarada ayaa laga soo tuuray dabaq aad u dheer, waxaana xukunkooda loo cuskaday sharciga laga roonayaasha.

Fulinta xukunkaasi ayaa waxaa fuliyay dhalinyaro kale oo indhaha soo xirtay kuwaasi oo garbiyay 2 nin kadiba kasoo tuuray dabaqa.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
1

22

33

44

- Advertisement -

Read more

Local News