26.6 C
Mogadishu
Thursday, December 4, 2025

Arrag Sawirka laga sameeyay Xassan Sheekh oo isku duleynaaya Meydadka Ciidamada Kenya

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Sawir Gacmeed laga sameeyay Sawirka Xassan Sheekh oo madaxa u raaricinaaya Meydadka Ciidamada Kenya, ayaa waxaa lagu dul muujiyay Erayo yar balse ay xikmad ku jirto waxaana la weydiiyay sababta uu uga qeybgali waayay aaska shacabkii lagu xasuuqay Xeebta Liido iyo deegaanka Ceel-cadde ee Gobolka Gedo. waxa uu isaguna ku jawaabay in dadkaasi uusan shaqo ku laheyn.

Waxa ay aheyd maalin mugdi ah kadib markii Kaamirada caalamka ay qabatay Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud oo u sajuudaya tirro kamid ah meydadka Askartii Kenya looga laayay deegaanka Ceel-cadde.

Kaamiradu waxa ay qabatay Xassan oo qaadaya Ubaxii la dul-dhigaayay Meydadka iyo isaga oo madaxa u raaricinaayo Meydadka, inta badan dadku waxa ay is weydiiyeen sida uu dareenka Xassan Sheekh ahaa xiligaasi iyo in caafimaadkiisa uu taam ahaa.
12644913_923823674391517_7356842998134115813_n
Cajiib
hsm

- Advertisement -

Read more

Local News