27.9 C
Mogadishu
Tuesday, May 5, 2026

Sawirro: Siyaasiyiinta Sade oo gaaray Kismaayo

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa magaalada Kismaayo wali ka socda Shirka dib uheshiisiinta Beesha Sade kaasi oo loo qabtay Siyaasiyiinta Beesha Sade oo is maandhaafsan.

Shirka oo wali socda ayaa waxaa jiro mas’uuliyiin ka habsaantay furitaanka shirka oo gadaal ka gaaray xarunta uu shirka ka socda, waxaana loola gol leeyahay shirka inay isku cafiyaan Siyaasiyiinta Beesha oo iyagu iska dhexmaagay la kala safasha Col. Barre Hiiraale iyo Axmed Madoobe.

Waxaa madasha ka socda jeedinta tabashooyinka Siyaasiyiinta Beesha oo isugu jira Wasiiro, Xildhibaano iyo Siyaasiyiin madax-banaan kuwaasi oo baddi kasoo baqoolay Gobolka Gedo.

Ujeedka ugu weyn ee shirka ayaa ah dib uheshiisiinta Siyaasiyiinta Beesha Sade gaar ahaan kuwa uu fadhigoodu yahay Gobolka Gedo kuwaasi oo uu ka dhexeeyo Khilaaf xoogan.

Sade1

sade2

sade3

sade4

sade5

sade6

sade7

- Advertisement -

Read more

Local News