Istanbul (Caasimada Online) – Raysal wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay isaga oo ku sugan dalka Turkiga in doorashadu ay sanadkan dhacayso, isla markaana u dhacayso sidii loo qorsheyey, wuxuu sheegay in uu dhawaan tegayo Puntland ayna kawada hadlayaan doorashooyinka 2016.
Raysal wasaaraha ayaa ka hadley Shirka Istanbul, nidaamka doorasho 2016, maamul u sameynta Shabeelada Dhexe iyo Hiiraan, iyo waxyaabo kale oo badan Hoos ka daawo: