26.9 C
Mogadishu
Wednesday, June 25, 2025

Daawo sawirro laga soo qaaday Khasaarihii ka dhashay Ismiidaamintii ka dhacday BAYDHABA

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Baydhaba (Caasimada Online) – Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda magaalada Muqdisho lasoo gaarsiiyo qaar kamid ah dhaawacyadii ku waxyeeloobmay weeraradii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay magaalada Baydhabo.

Weerarada ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa lamid ahaa weeraradii horay uga dhici jiray magaalada Muqdisho, kuwaasi oo inta badan galaafta nolosha dad farabadan.

Dhaawacyada oo loo qeybiyay laba qeyb ayaa waxaa sidoo kale la filayaa in kuwa Saraakiisha iyo Mas’uuliyiinta ka tirsan maamulka loo qaado magaalada Addis ababa.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
Qarax 2

Qarax 3

Qarax 5

Qarax 6

Qarax 8

Qarax 9

Qarax 10

Qarax 13

Qarax 15

Qarax1

Qarax2

Qarax3

Qarax4

qarax5

Qarax4

qarax5

Qarax6

Qarax7

Qarax8

Qarax9

- Advertisement -

Read more

Local News