27.4 C
Mogadishu
Saturday, June 13, 2026

Sawirro argagax leh oo laga qaaday weerarkii…

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Weerarkaani khasaaraha dhaliyay ayaa waxaa lagu qaaday xeeb iyo hoteello ku yaal dalka Ivory Coast ee dhaca qaaradda Afrika.

Weerarkaani ayaa waxaa qaaday Kooxo falaago ah, waxa ayna halkaasi ku dileen dad farabadan oo u badnaa kuwo xiligaasi fadhiyay xeebta.

Weerarka ayaa waxaa ku dhintay 14 qof oo rayid ah iyo laba askeri, kuwaasi oo ku kala sugnaa gudaha iyo banaanka Hoteelka.

Madaxweynaha dalka Ivory Coast, Alassane Ouattara, ayaa sheegay in weerarkaasi uu yahay mid argagixiso isla markaana ay ka tashandoonaan.
EC1

EC2

EC3

EC4

EC5

EC6

ivor_1

ivor_2

ivor_5

ivor_6

ivor_7

ivor_8

ivor_9

ivor_10

- Advertisement -

Read more

Local News