30.9 C
Mogadishu
Tuesday, May 26, 2026

Sawirro: Qarax aad u culus oo ka dhacay magaalada Muqdisho

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Qarax xoogan ayaa waxa uu goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia.

Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa waxa uu ka dhacay Isgooska KPP ee Degmada Hodan Gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaa ahaa miino dhulka lagu aasay oo la qaraxday ciidamo ka tirsan Dowlada oo halkaasi kawada howlgal lagu baaraayay gaadiidka.

Ilaa Shan Askari oo ka tirsan ciidamada Dowladda ayaa qaraxaasi ku dhaawacmay, waxaana sidoo kale ku dhintay Hal ruux kuwaasi oo ku sugnaa goobta Qaraxa Miinada ay ka dhacday.

Waxaa iminka goobta Qaraxa ku sugan ciidamo farabadan oo xiray wadada.
Qarax1

Qarax2

Qarax3

Qarax4

Qarax5

Qarax6

Qarax7

Qarax8

Qarax9

Qarax10

Qarax11

- Advertisement -

Read more

Local News