29.9 C
Mogadishu
Monday, November 17, 2025

Sawirro: Puntland oo sii wadda dhismaha goobtii dagaalka Gaalkacyo uu ka dhashay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Gaalkacyo (Caasimada online)-Maamulka Puntland ayaa waddo dhismaha goobaha dagaalada Gaalkacyo ka bilowdeen gaar ahaan maxjar laga dhisayo magaalada Gaalkacyo.

Odayaal kasoo jeeda deegaanada waqooyi ee magaalada Gaalkacyo ayaa booqday dhismaha maxjarka halka uu ka socdo, waxayna la kulmeen ciidamada Puntland ee deegaanka ku sugan.

Waxay sheegeen iney ciidamada Puntland garab taagan yihiin oo ay la shaqeyn doonaan taasi oo keeni karta colaada magaalada oo sii socota.

1-6 2-6 3-5 4-4 5-2

- Advertisement -

Read more

Local News