25.3 C
Mogadishu
Tuesday, February 10, 2026

CADEYN: DFS oo cadeysay nidaamka loo maraayo dhisida Hir-Shabelle (Aqriso)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Warbixin kooban oo kasoo baxday Wasaarada Arrimaha Gudaha Xukuumada Somalia ayaa waxaa lagu bayaaniyay Jadwalka Dhismaha Maamulka Hir-shabeelle ee haatan ku dhaw heer gabo-gabo ah.

Wasaaradu waxa ay sheegtay in qorsho dajinta nidaamkaani looga gudbi doono dhammaan caqabadaha ka hor imaan-doona dhismaha maamulka cusub.

hir-shabeele

- Advertisement -

Read more

Local News