DF iyo Galmudug oo lagu eedeeyay dagaalkii Gaalkacyo iyo Puntland oo si yaab leh u hadashay

Gaalkacyo (Caasimada Online)- Warsaxaafadeed kasoo baxay maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in dowlada Soomaaliya iyo Galmudug ay iska kaashadeen dagaalkii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Dagaalkaasi oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa Puntland qoraalkeedda ay ku sheegtay in ciidamada dowlada iyo Galmudug oo iskaashanaya ay weerar ku qaadeen magaalada Gaalkacyo.

war-murtiyeed_0001-791x1024