25.8 C
Mogadishu
Thursday, June 26, 2025

Kursiga Jeneral Gaafow walaalkiis oo lagu dhegan yahay iyo beesha caalamka oo…

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Qoraal loo diray Beesha caalamka ayaa lagu faahfaahiyay wixii uu ku kacay Taliyaha NISA C/llaahi Gaafow Maxamed si uu walaalkiis ugu soo baxo xildhibaan.

Qoraalka oo ay ku saxiixan yihiin Suldaanka Beesha Farculus/Murusade, Musharax Maxamed Maxamuud Guure (Wasiirka Howlaha Guud ee Galmudug) iyo laba musharax oo kale ayaa keenay in safiirka Mareykanka uu qoraal ka soo saaro doorashada Cadaado iyo musuqa ka dhacay isagoo eedeyn u jeediyay Taliyaha NISA.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

habar-cyano-1habar-cayno-2

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News