25.4 C
Mogadishu
Monday, June 30, 2025

Akhriso: Liiska musharixiinta xildhibaanada aqalka sare ee gobolada Waqooyi oo lasoo saaray

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)- Gudiga doorashooyinka dadban ee wakiilka ka ah gobolada waqooyi ayaa soo saaray liiska xildhibaanada aqalka sare ee gobolada wadooyi.

Liiskaasi ayaa waxaa kamid ah wasiirka warfaafinta iyo wariye Muno Cumar Xasan oo kamid ah warbaahinta dowlada.

Gudiga ma aysan soo saarin waqtiga ay dhaceyso doorashada xubnaha aqalka sare ee Somaliland, balse todobaadkaan ayaa qorshaha yahay iney Muqdisho ka dhacdo.

woq woq1 woq2

- Advertisement -

Read more

Local News