25.4 C
Mogadishu
Monday, June 16, 2025

Sawirro: Magaalada Beledweyne oo lasoo baxday muuqaalo aad u qurxoon

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Beledweyne (Caasimada Online) – Waxaa isbedel muuqda laga dareemayaa Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiran oo sanadihii danbe ka caaganeyd Horumarka.

Magaalada Beledweyne ayaa kasoo kabsaneysa burburka iyo rafaadkii daahsaday tan iyo burburkii Dowlada Somalia.

Magaalada Beledweyne ayaa ku caanbaxday magaalo ganacsi oo xiriirsa guud ahaanba gobollada Koonfurta iyo Waqooyiga dalka, waana magaalo taariikhi ah oo muddo dheer soo jirtay.

Isbedelka muuqda ee hadda ku imaaday ayaa waxaa kamid ah dhismooyinka, Amniga, Ganacsiga iyo Guud ahaan waxyaabaha ku xeeran Nolosha.

- Advertisement -

Read more

Local News