27.7 C
Mogadishu
Sunday, April 19, 2026

Video: Liiska dalka ay baasaaboorada ka haystaan musharaxiinta madaxweynaha Somalia

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Dhammaan musharrixiinta u taagan xilka madaxwaynenimada Soomaaliya waxaa la’aaminsanyahay inay wataan baasaboorro shisheeye, oo ay kasoo qaateen dalal kale.

Dalalka ay musharaxiintan dhalashadooda haystaan waxaa ka mid ah Mareykanka, Canada, Britain, Australia, Kenya, Finland iyo kuwa kale.

Warbaahinta Dalsoor ayaa diyaarisay warbixin ku saabsan liiska musharaxiinta madaxweynaha iyo dhalashada dalka kale ee mid walba uu haysto.

Hoos ka daawo

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News