28 C
Mogadishu
Thursday, April 30, 2026

Sawir: Imaaraadka oo dhulka ka fujin la’ R/W CC si heer madaxweyne loo gaarsiiyo

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawir gacmeedkaani ayaa waxaa lagu matalay sida Dowlada Imaaraadka Carab-ta ay ula daala-dhaceyso hirgalinta hamiga Ra’isul wasaaraha dalka Cumar C/rashiid Cali oo la doonaayo in la gaarsiiyo heer Madaxweyne.

Sawirka ayaa waxaa laga sameeyay Dowlada Imaaraadka oo xambaarsan Ra’isul wasaare Cumar, balse ay dhibaato badan kala mareyso sida ay ku gaarsiin laheyd jaran-jarada ugu sareysa ee Madaxweynaha.

Macnaha siyaasadeed ee sawirka ayaa ah in Imaaraadka ay taageero u la’yihiin Cumar Cabdirashiid, oo anau meel fog gaari karin hamigiisa madaxweyne. Caasimada Online ayaa horey u shaacisay in Imaaraadka ka tanaasuleen taageerada Cumar.

- Advertisement -

Read more

Local News