28.9 C
Mogadishu
Tuesday, June 24, 2025

Daawo Video: Xasan Sheekh oo weerar culus ku qaaday 4 musharax

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweyeynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa weerar ba’an ku qaaday Afar Musharax oo ka mid ah kuwa u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya, isagoo ku tilmaamay inay yihiin kheyrul Mas’uul, fududeystay mas’uuliyadii ay umadda u qaadeen xilka ay hayeen.

Xasan Sheekh ayaa ku eedeeyey CC, Sheikh Sharif iyo C/raxmaan C/Shakuur sida muuqata iney badda iibsadeen oo ay haddana rabaan iney dalka xukumaan.

Waxa uu sidoo kale weeraray Farmaajo oo uu sheegay inuu ka tagay xilkii loo dhiibay isaga oo shacabku taageerayaan.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

 

- Advertisement -

Read more

Local News