29.9 C
Mogadishu
Friday, May 1, 2026

Daawo: Haweenka boliiska Soomaaliyeed oo qaadanaya tababarka ugu adag dunia

Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)- Haweenka Soomaaliyeed ayaa mudooyinkii u danbeeyay kusoo badanayay qeybaha kala duwan ee ciidamada, gaar ahaan taliska booliska Soomaaliyeed oo ay ka dhex muuqdeen, waxayna qeyb ka noqdeen lafdhabarka booliska Soomaaliyeed, iyadoo muuqaaladaan ay muujinayaan kartida iyo ad-adeega haweenka Soomaaliyeed.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALADA

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Table of contents [hide]

Read more

Local News