28.1 C
Mogadishu
Saturday, May 2, 2026

Sawiro: Qaraxii Saldhigga Waaberi oo burbur iyo dhimasho badan geystay

Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimadda Online) – Faahfaahin kasoo baxeyso qaraxii dhawaan ka dhacay agagaarka Saldhigga Waaberi ayaa sheegayo inay dhimashada gaartay ilaa 7 qof halka dhaawaca uu marayo 15 Qof.

Qaraxaan ayaa wuxuu ka dhacay iridda hore ee Saldhigga Waaberi halkaas oo lagu qarxiyey baabuur.

Haddaba halkaan hoose ka daawo sawirada hordhaca ah ee laga soo qaaday

 

- Advertisement -

Read more

Local News