25.1 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

Cosoble oo magacaabay degmooyin cusub oo ka tirsan gobolka Hiiraan (Akhriso)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Jowhar (Caasimada Online) – Hogaamiyaha maamulka Hir-Shabelle Cali Cabdulahi Cosoble, ayaa si rasmi ah u magacaabay degmooyin ka tirsan gobolka Hiiraan.

Hogaamiyaha ayaa wareegtadiisa ku sheegay in degmooyinkaasi ay kamid noqon doonaan degmooyinka kale ee sida sharciga ah u hoostaga maamulka.

Degmooyink uu magacaabay ayaa gaaraya ilaa Saddex degmo kuwaas oo hada kadib loo aqoonsanayo in ay yihiin degmooyin.

Degmooyinka lagu magacaabay wareegtada ayaa kala ah Farlibaax, Ceel cali iyo Halgan.

Waxaa dhammaan Hay’adaha heerka caalami la faray inay ka howlgalaan degmooyinka cusub ee dib u kabashada u baahan.

- Advertisement -

Read more

Local News