Waxaa goordhow Howlka shirka Baarlamaanka ee Hirshabeelle ka furmay Doorashada madaxweynaha cusub ee maamulkaasi.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheikh Cusmaan Barre Maxamed ayaa ku dhawaaqay iney bilaabaneyso doorashada dadkana ay buuqa yareeyaan.
Waxaa goob joog ka ah doorashada madaxweynaha maamulka Hirshabeelle,Xubno ka socda Dowladda,Beesha caalamka iyo Maamulka Goboleedyada dalka.
Liiska Murashaxiinta oo dhameystiran:
- Yusuf Hagar Daba-geed
- Cabdi Faarax Laqanyo
- Daahir Cabdulle
- Maxamed Cabdi Waare
- Cabdinasir Shirwac Maxamed
- Maxamed Caruush
- Cabdiraxmaan Xuseen Cadow
- Cabdikarim Cali Nuur

