30 C
Mogadishu
Saturday, April 18, 2026

Akhriso Doorashada Hirshabelle: Labo Musharax oo ka tanaasushay u gudbida Wareegga Labaad

Bookmark
Bookmarked

Share

Jowhar (Caasimadda Online) – Afarta musharax ee isugu soo haray Wareega Labaad ee doorashada madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa labo ka mid ah waxay ka tanaasuleen iney u gudbaan Wareega Labaad ee Doorashada.

Cabdi Faarax Laqanyo iyo C/naasir xaaji Shirwac ayaa helay mid lix cod ka dib markii cododka doorashada la tiriyay.

Waxaa hadda Wareega Labaad u gudbay Labada Musharax ee kala ah Daahir Cabdulle Cawaale 20 cod, iyo Mohamed Cabdi Waare oo kala helay 45-cod.

Lama oga shaqsiga Labadan Musharax ku soo bixi doona Doorashada Wareega Labaad,waxaan dad badan ay saadaalinayaan in Mohamed Cabdi Waare uu ku soo bixi karo doorashada,islamarkaana uu noqonayo madaxweynaha cusub ee Maamulka Hirshabeelle.

- Advertisement -

Read more

Local News