25.6 C
Mogadishu
Wednesday, October 22, 2025

Baarlamaanka Jubbaland oo Xasanada ka qaaday Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka (Akhriso)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Kismaayo (Caasimada Online)-Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Jubbaland Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan, ayaa warqad uu soo saaray ku aqbalay Xasaanad kala noqosho lagu sameeyay Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan oo ka mid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland.

Guddoomiyaha ayaa sheegay inuu aqbalay isla markaana uu ansax yahay go’aanka xasaanad kala noqoshada Xildhibaanka.

Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan oo lagala laabtay Xasaanada ayaa lagu eedeeyay in uu hareer maray hanaanka Anshaxa ee u degsan Jubbaland.

 

- Advertisement -

Read more

Local News