26 C
Mogadishu
Sunday, June 29, 2025

Madaxweyne Lafta-gareen oo magacaabay qaar kamid ah wasiiradiisa (Aqriso)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Baydhabo (Caasimada Online) – Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa ku dhawaaqay qaar kamid ah liiska golaha wasiirada maamulkiisa.

Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in 10 kamid ah golaha wasiirada uu ku dhawaaqay madaxweynaha Koofur Galbeed, waxaana la ogeyn goorta lasoo dhameystirayo golaha wasiirada maamulka Koofur Galbeed.

Madaxweyne Lafta Gareen ayaa maanta usoo duulay magaalada Muqdisho, waxaana ka hor la shaaciyay liiska golaha wasiirada maamulkiisa.

Hoos ka akhriso tirada wasiirada cusub.

- Advertisement -

Read more

Local News