Muqdisho (Caasimada Online) – Tan iyo markii 23-kii Feberaayo 2017 uu madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo Ra’iisul Wasaare u magacaabay Xasan Cali Khayre ma jirin khilaaf muuqda oo soo kala dhex galay labadaas mas’uul ee ugu sarreeya dalka. Ma is-weydiisauy sababta? Muuqaalkan hoose ayaa sharxaya ee daawo.
Geerida Malaaqii lagu naaneysi jiray ‘AK-47’ ee muddada dheer ka tirsanaa Al-Shabaab
Muqdisho (Caasimada Online) – Xalay waxa hawlgal qorsheysan oo ay qaadeen ciidamada dowladdu ay ku dileen Malaaq Cabdillaahi Maxamed Yare (Malaaq Qori) oo ahaa...