25.7 C
Mogadishu
Sunday, June 22, 2025

Liiska wasiirada cusub ee Koonfur Galbeed (Aqriso)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Baydhabo (Caasimada Online) – Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa soo dhameystiran liiska golaha wasiirada maamulkiisa, kadib markii todobaad ka hor uu soo magacaabay wasiiro kooban.

Madaxweynaha ayaa laga sugayay muddooyinkii ugu dambeeyay soo dhameystirka wasiirada maamulkiisa, waxaana wadatashi uu u yimid magaalada Muqdisho isaga kadib ku laabtay magaalada Baydhabo.

Hoos ka akhriso golaha wasiirada Koofur Galbeed.

- Advertisement -

Read more

Local News