Muqdisho (Caasimada Online) – Xaaskiisa uu adduunka ugu jeclaa iyo hooyada ilmihiisa, ayuu waayey, muuqaalkiisana wuxuu isku-beddelay si aad looga naxo, balse weli ma quusan. Waa sheekada xanuunka badan ee Cabdullaahi Cali Maxamed. Hoos ka daawo muuqaalka.
Sababta Farmaajo iyo Kheyre midkoodna uusan hal jiingad xitaa ugu laheyn XAMAR
Muqdisho (Caasimada Online) – Qofka doonaya xukun ama haysta ee raba inuu muddo dheer sii joogo kuma mashquulo xoolaha, haddii ay dhacdana waa inuu...