Muqdisho (Caasimada Online) – “Waxaan dareemay in uur ku jirteeda oo dhan ay bannaanka usoo baxday, awoodda qaraxa darteed. Haddana sida sida uu qaraxa u cuslaa iyo sida aan u bad-baaday isma lahayn” Waxaa sidaas yiri Axmed Cabdi Haadi oo ka sheekeynaya qaraxii ugu weyn ee taariikhda Afrika oo ka dhacay Muqdisho. Hoos ka daawo muuqaal xanuun badan.
Sacuudi Carabiya oo digniin culus kasoo saartay arrimaha Xajka kadib arrin soo korortay
Maka (Caasimada Online) – War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha Xajka iyo Cumrada Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa loogu digay shirkadaha ku shaqeysta hanaanka been abuurka...