25.5 C
Mogadishu
Friday, November 7, 2025

Guuleed oo soo saaray war-saxaafadeed ku socda DF, BF somalia iyo mucaaradka

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Galmudug iyo wasiirkii arrimaha gudaha Soomaaliya, Cabdkariim Xuseen Guuleed ayaa baaq kasoo saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka uu hadda ku jiro.

Guuleed ayaa si gaar ah farriin ugu diray xukuumadda iyo baarlamanka iyo xisbiyada mucaaradka ee dalka ka jiro, isaga oo mid walba si gaar ah ugala hadlay waxa la gudboon.

Hoos ka aqriso qoraalka Guuleed.

 

- Advertisement -

Read more

Local News