25.1 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

DEG DEG: Wadooyin muhiim ah oo ku yaalla Muqdisho oo xiran, sabab?

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) War hadda na soo gaaray ayaa sheegaya in qaybo ka mid ah wadooyinka muhiimka ee ku yaalla Muqdisho ay saakay xiran yihiin.

Laga billaabo wadadda aada xarunta Villa Somalia, ilaa isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho ayaa xiran waxaana lagu arkayaa ciidamo ka tirsan dowladda kuwaasoo heegan ku jirra sida uu soo sheegay wariyaha Caasimada Online ee magaalada Muqdisho.

Wariyaha oo ka mid ahaa dad ku soo lugeeyay wadooyinka xiran ayaa sheegay in uu arkay dad badan oo arday iyo shaqaale isugu jirra oo lugtooda maalaya oo lugeenaya.

Ma cadda ilaa hadda wsababaha loo xiray wadooyinkan oo ah kuwa ugu muhiimsan magaalada Muqdisho.

Faah-faahinta goordhow la soco in shaa allah

 

 

- Advertisement -

Read more

Local News