Washington DC (Caasimada Online) – Inkasta oo khilaafkii Xasan Sheekh iyo Saacid uu soo idlaaday, oo Saacid meesha uu ka baxay, haddana waxaa la rumeysan yahay inuu dhici doono khilaaf kale, marka lasoo magacaabo ra’iisul wasaare kale.
Waxaa taas ugu wacan, ayada oo ay caado noqotay soo noq noqoshada khilaafyada madaxda Soomaalida, hal sabab darteed.
Haddaba Barnaamijka Faaqidaadda ee Idaacadda VOA, ayaa waxa todobaadkan lagu eegay khilaafkaadka soo noqnoqda ee dhexmara madaxweynayaashii iyo ra’iisul-wasaarayaashii Soomaaliya oo uu ugu danbeeyey kii talada looga qaaday Ra’iisul wasaare Saacid.
Barnaamijka waxaa isku soo duway soona jeedinaya Xuseen Barre Aadan, isagoo idilna halkan hoose ka dhageyso.
Caasimada Online
Xafiiska Washington DC