Caasimada Online: Dhismo Caan ah oo ku yaalo Magaalada Muqdisho ayaa dib dayac tir loogu sameeynayaa ayadoo la doonaya in dhawaan la howl geliyo.
Goobtani Taariikhiga ah oo ku taalo Faras magaalaha Magaalo madaxda Muqdisho ayaa ah Meel caan ah oo qof walba oo Soomaali ah uu yaqaano Magaceeda & Muuqaalkeeda balse magaceeda iyo sida ay tahay hada isma lahan ee nala daawo muuqaalkani.
HALKAAN KA DAAWO: