27.1 C
Mogadishu
Monday, January 19, 2026

Abdul Arts oo cartoon qosol badan ka sameeyay guddiga abaaraha: Sawir

Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)– Farshaxaniiste Abdul Arts oo ka mid ah oo ku nool dalka Norway ayaa sawir cajiib ah ka sameeyay xaalada gurmadka abaaraha Soomaaliya iyo guddiga ku howlan gargaar gaarsiinta dadka abaaraha halageeyeen.

Sawirkaan oo markii barta Internet-ka ee abdularts.net lasoo geliyay ay daawadeen kumanaan kun qof ayaa wuxuu ka turjumayaa hab dhaqanka dadka qaarkood, iyadoo dadkii commentiga ka bixiyay ay isku raaceen in sawir sameeyaha uu taabtay xaalad jirto.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho 
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News