Akhriso: Beelaha ay kasoo kala jeedaan 53-Wasiir ee uu ku dhawaaqay Gaas

Garoowe (Caasimadda Online) – Halkaan Waxaan idin kugu soo gudbineynaa 53-Wasiir Puntland ee maanta la magacaabay iyo Beelaha ay ka soo kala jeedaan.

  1. Saalax Xabiib Jaamac Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta –Majeerteen Wabeeneeye
  2. Cabdullaahi Ali Xirsi Timacade- Wasiirka Arrimaha gudaha, Dawladdaha Hoose & Horuumarinta Reer miyiga- Dhulbahante Jaamac Siyaad
  3. Axmed Cabdullaahi Yuusuf Dolow Wasiirka Amniga & DDR-ta- Warsangali-Dubeys
  4. Cabdullaahi Siciid Caarshe- Wasiirka Maaliyada- Majeerteen Cusmaan Maxamuud
  5. Shire Xaaji Faarax Wasiirka Qorsheynta iyo Xariirka Caalamiga ah-Majeerteen Cali Saleeban
  6. Abshir Yuusuf Aw Ciise- Wasiirka Waxbarashada, Barbaarinta Tacliinta Sare- Warsangali Cumar
  7. Cabdifitaax Siciid Caynab Wasiirka Dastuurka, Faderaalka iyo Dimuquraadiyadda- Dhulbahante Qayaad
  8. Cabdinaasir Cismaan Ciise Wasiirka Caafimaadka- Majeerteen Ciise Maxamuud
  9. Cabdiraxmaan Barkhadle Wasiirka Howlaha guud Gaadiidka iyo Guryeynta- Dhulbahante Habrarsame
  10. Siciid Maxamed Raage Wasiirka Dekedaha & Amniga Baddaha- Dashiishe- Reer Xaaji
  11. Axmed Cilmi Karaash Wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada- Dhulbahante-Ugaaryahan
  12. Maryan Axmed Cali- Wasiirka Haweenka & Horumarinta Qoyska, Majeerteen Siwaakhroon
  13. Cabdi Xirsi Qarjab- Wasiirka Warfaafinta, Hiddaha Dhaqanka & Dalxiiska, Majeerteen Ciise Maxamuud
  14. Cabdiweli Xirsi Indho Guran- Wasiirka Gananacsiga & Warshadaha, Majeerteen Reer Bicidyahan
  15. Cabdilaahi Sh Axmed Wasiirka Xanaanada Xoolaha-Majeerten Cusmaan Maxamuud
  16. Cabdinuur Cilmi Maxamuud Biindhe Wasiirka Beeraha & Waraabka, Dhulbahante Xasan Ugaas
  17. Cali Cabdullaahi Warsame Wasiirka Deegaanka, Duurjoogta & Dalxiiska Puntland Majeerteen Cumar Maxamuud
  18. Cabdirashiid Maxamed Xirsi Wasiirka Kalluumeysiga & Kheyraadka-Leelkase, Fiqi Ismaaciil
  19. Cabdikhadar Faarax Shaaciye Wasiirka Dibu dhiska dalka & Horumarinta –Majeerteen Reer Maxamuud
  20. Cabdiraxmaan Sh Axmed Maxamed Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha,dhalinyarada & Ciyaaraha,Majeerteen Ugaarsaleebaan

Wasiiru dowlayaal

  1. Cabdirashiid Cali Geelle- Wasiiru dowlaha Xanaanada Xoolaha, Carab Saalax
  2. Axmed Cilmi Cawaale- Wasiiru dowlaha Qorsheynta & Xariirka caalamiga, Dhulbahante Khaalid
  3. Burhaan Cilmi Xirsi Wasiiru dowlaha Xariirka Caalamiga ee Madaxtooyada- Majeerteen Daanweyne
  4. Bashiir Cabdiraxmaan Gurxan- Wasiiru dowlaha Xariirka Gobalada ee Madaxtooyada, Mareexaan-Wagardhac
  5. Axme Siciid Cabdiraxmaan- Wasiiru dowlaha Dekedaha iyo Amniga baddaha- Warsangali
  6. Sayid Cumar Guuleed- Wasiiru dowlaha Caafimaadka,DIR, MUDUG
  7. Cabdiqani Geelle Maxamed- Wasiiru dowlaha Duulista Hawada iyo garoomada, Awrtable
  8. Cali Yuusuf Cabdi Giir- Wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha, Dawladdaha Hoose & Horumarinta Reer miyiga,Leelkase Maxamed Muumin
  9. Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye- Wasiiru dowlaha Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda, Majeerteen Cumar Maxamuud
  10. Cabdiweli Maxamed Yuusuf- Wasiiru dowlaha Amniga & DDR-ta, Majeerteen Cabdirixiin Saleebaaan
  11. Cabdifitax Nuur Akhsir- Wasiiru dowlaha Warfaafinta, Cabdi Koombe- Jambeel
  12. Maxamuud Faarax Beeldaaje- Wasiiru dowlaha Maaliyadda, Majeerteen Cali Jibrahil
  13. Yaasiin Cabdi Seed- Wasiiru dowlaha Waxbarashada,Majeerteen Cumar Maxamuud

Wasiir kuxigeenada

  1. Cabditaax Xasan Walloore- Wasiir kuxigeenka Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta, Leelkase Maalis-Moge
  2. Cabdullaahi Qoobdeer- Wasiir kuxigeenka Arrimaha gudaha, Majeerteen Ciise Maxamuud
  3. Cabdicasiis Maxamed Aaden- Wasiir kuxigeenka Amniga, Dhulbahante Cali Gerri
  4. Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan- Wasiir kuxigeenka Maaliyada, Dashiishe, Makadoor
  5. Siciid Faarax Maxamuud- Wasiir kuxigeenka Qorsheynta iyo Xariirka caalamiga ah,Majeerteen Cali Jibraahil
  6. Cabdiraxmaan Cabdi Ismacil- Wasiir kuxigeenka Dastuurka, Warsangali-Cumar
  7. Maxamed Cali Faarax- Wasiir kuxigeenka Waxbarashada, Majeerteen, Amaanle
  8. Faarax Maxamed Warsame- Wasiir kuxigeenka Caafimaadka, Warsangali-Dubeys
  9. Faarax Cali Cabdille- Wasiir kuxigeenka Howlaha guud iyo gaadiidka, Axmed Harti-Tiinle
  10. Cabdirisaaq Nuur Cumar- Wasiir kuxigeenka Dekedaha iyo Gadiidka Badda, Majeerteen Cali Saleebaan
  11. Sucaad Saalax Nuur- Wasiir kuxigeenka Duulista Hawada iyo garoomada, Warsangali Cumar
  12. Faa’iso Cali Ismaaciil- Wasiir kuxigeenka Horumarinta & Qoyska
  13. Cabdirisaaq Cumar Ismaaciil- Wasiir kuxigeenka Warfaafinta, Majeerteen Cali Saleebaan
  14. Cabdiraxmaan Xasan Yuusuf- Wasiir kuxigeenka Ganacsiga
  15. Nuur Axmed Yuusuf- Wasiir kuxigeenka Xanaanada Xoolaha, Cabdiraxmaan Harti Kaski-qabe
  16. Siciido Xuseen Gees- Wasiir kuxigeenka Beeraha & Waraabka, Majeerteen Wadalmoge
  17. Maxamuud Ciise Maxamed- Wasiir kuxigeenka Deegaanka, Duurjoogta & Daxliiska
  18. Maxamuud Maxamed Gabax- Wasiir kuxigeenka Kalluumeysiga, Majeerteen Ismaaciil Saleebaan
  19. Cabdirisaaq Shire Ismaaciil- Wasiir kuxigeenka Shaqada iyo Shaqaalaha, Dhulbahante Barkad
  20. Maxamed Jibriil Caateeye- Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Dakhliga, Dhulbahante Ugaaryahan