Golaha Xisbiyada Soomaaliyeed oo maanta war-murtiyeed kasoo saaray xaaladda dalku marayo

Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Xisbiyada Soomaaliyeed ee Somalia ka jira oo ah Gole ay ku Midoobeen inta badan Xisbiyada Siyaasadeed ee dalka ayaa kulan Maanta ay ku yeesheen Muqdisho waxay kaga hadleen Arrimo ay ka mid yihiin; xaaladda uu dalku marayo, Madasha Wada-tashiga Qaranka ee Somalia, Mooshinka ka yaalla Madaxweynaha iyo Aragtida Xisbiyadaan ee Hiirgsiga Sannadka 2016-ka. War saxaafadeedka ayaa waxaa goobta ka akhriyay Cabdulqadir Maxamed Cismaan Barnaamij.

AKHRISO War-saxaafadeedkii ay kulankoodii kasoo saareen Golaha Xisbiyada Soomaaliyeed:

Golaha_Xisbiyada_Soomaaliyeed (1)Golaha_Xisbiyada_Soomaaliyeed (2)