25.8 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025

Guddiga doorashooyinka oo soo saaray war cusub (Doorashada Soomaaliya oo…)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Somalia, ayaa soo saaray War-saxaafadeed ay kaga Hadlayaan Doorashooyinka Dalka ka dhacaya sannadkan dhammaadkiisa.

Guddiga ayaa War-saxaafadeedka culeyska ku saaray xaalada doorashooyinka dhawaan ka dhici doona gobolada dalka.

Guddigu waxa uu amaanay sida ay u socdaan howlaha la xiriira doorashooyinka, waxa ayna sheegen in doorashadaani ay ka duwan tahay tii horay uga dhacday dalka.
guddiga-1

guddiga-2

- Advertisement -

Read more

Local News