Akhriso: Liiska xubnaha maanta ku tartami doona Doorashada Gobolada Waqooyi

Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay dib uga bilaabato doorashada Aqalka Hoose ee beelaha dega Gobolada Waqooye.

Doorashada oo maalmihii tagay u hakatay Khilaaf ayaa waxaa hadda lasoo warinayaa in la xaliyay Khilaafka intiisa badan waxaana lagu heshiiyay in maanta la qabto Doorashada.

Doorashada maant qabsoomeysa oo ah mid xiisa badan ayaa waxaa lagu dooran doonaa 6 kursi oo kala ah: