25 C
Mogadishu
Sunday, January 18, 2026

Sawir gacmeed qosol leh: Faarax oo durbaan tumaya Xasan Sheekh

Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa laga sameeyey sawir gacmeedka ka turjumaya siyaasadda iyo doorashada uu damacsan yahay mar kale in la doorto hoggaanka dalka Soomaaliya.

Sawir gacmeedkaan ayaa waxaa qeyb ka ah Faarax C/qaadir oo gurbaanka u tumaya iyo labada xaas ee Madaxweynaha oo iyagana u hoorinaayo ciyaarta niikada kuna muujinaayaan in afartii sano ee xilka uu haayay aheyd afar sano dadka abaar ka bixi waayeen, afarta sano ee soo socotana ka daran tahay hadii uu guuleysto odaygooda, wixii qabyo ahna ay ku dhameysan doonaan afarta kale.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News