27.1 C
Mogadishu
Monday, January 19, 2026

Liiska Musharaxiinta maanta ku tartami doona doorashada Aqalka Sare

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa maanta lagu wadaa in mar kale ay magaalada Muqdisho ka bilaabato Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ee Beelaha ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ee Somaliland, waxaana la dooran doonaa 3 kursi oo qura.

Doorashada ayaa waxaa ku loolamaaya Musharaxiin dhowr ah kuwaa oo ay ku jiraan Siyaasiyiin lasoo shaqeeyay Dowladihii KMG ahaa.

Musharaxiinta uu loolanka u dhexeeyo ayaa kala ah:

Waxaa kursiga 1aad ku tartami doona

1-Xuseen Ceelabe Faahiye

2-Maxamed Aadan Waaberi

3-Axmed Cabdi faahiye

4-Ayuub Ismaaciil Yuusuf.

Kursiga 2aad waxaa ku tartami doona

1-Hodan Abuukar Xasan

2-Deeqo Xasan Xuseen

3-Amran cilmi fariid.

Kursiga 3aad waxaa ku tartami doona

1-Cumar Maxamed Aadan

2-Nuuro Faarax Jaamac

3-Caasho Axmed Cabdalaah.

Guddiga Doorashooyinka Gobolada Waqooyi, ayaa sheegay in gudaha Asbuucaani lasoo gabagabeyn doono Doorashada Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News